Ku soo dhowaada Xog-Fur Media! Waxaanu nahay Goobjoogayaasha Xaqiiqda ee u heellan inay daaha ka rogaan dhammaan barnaamijyada muhiimka ah ee ku saabsan siyaasadda, dhaqaalaha, iyo bulshada. Haddii aad raadinayso waxaad timid meeshii saxda ahayd.
Maxaad Naga Fili Kartaa?
🔍 Falanqayn Qoto Dheer: Falanqaynta xirfadlayaal oo ka jawaabaysa su'aalaha "Maxay tahay sababtu?" iyo "Maxaa xigi doona?"
🎤 Barnaamijyo Gaar ah: Waraysiyo lala yeesho dadka ugu saameynta badan goobta iyo dood cilmiyeedyo xaqiiqda ku salaysan.
Xiriirinta dhacdooyinka adduunka iyo sida ay Soomaalida u saameeyaan.
Waa maxay Ballanqaadkayagu?
Ballanqaadkayagu waa Inaan gudbinno "Dhacdo walba" iyada oo aan laga leexleexanayn. Waxaanu u taagannahay inaan noqonno codka daah-furnaanta iyo kalsoonida.
Ha moogaan barnaamijyadeena!
✔ Subscribe Dheh Channel-ka, oo riix gambaleelka si uu barnaamij walba degdeg kuugu soo gaaro.
Nagala soco dhamaan baraha bulshada: @Xogfurmedia