Xiisadda u dhaxaysa Maraykanka, Israa’iil iyo Iiraan wali ma deggana. Weerarro isdaba joog ah ayaa ka dhacay Bariga Dhexe, iyadoo labada dhinac ay isku eedeynayaan duqeymo iyo weerarro cyber ah.
Diblomaasiyaddu wali ma miro dhalin, waxaana muuqata in dagaalka u dhexeeya awoodaha gobolka uu sii fidayo.
Su’aasha hadda taagan waa: ma suuragal baa in la helo xal nabadeed, mise dagaal weyn ayaa soo socda?
La soco xogta cusub iyo falanqaynta xiisaddan halista ah.
Tags
Wararka