Dunida Cusub: Yaa Xukumaya Mustaqbalka?


Xaqiiqada maanta jirta waxay muujineysaa in awoodaha waaweyn sida Mareykanka, Shiinaha, iyo Ruushka ay si tartiib ah ugu tartamayaan saameynta caalamka.

Dagaallo toos ah mararka qaar ma dhacaan, balse waxaa socda dagaal dhaqaale, tiknoolaji, iyo siyaasadeed.
Bariga Dhexe wali waa meel xasaasi ah, halkaas oo xiisadaha u dhexeeya Israel iyo Iran ay sii kordhayaan.
Dhanka kale, Afrika waxay noqotay goob cusub oo tartan dhaqaale iyo saameyn ah — kheyraadka iyo istiraatiijiyadda awgeed.
Xaqiiqdu waxay tahay: dunidu waxay u kala qeybsamaysaa labo ama saddex awoodood… mana jirto cid si cad u hoggaamineysa.
Previous Post Next Post