Qarax ka dhacay agagaarka saldhigga booliska magaalada Moscow.

Qarax ka dhacay agagaarka saldhigga booliska magaalada Moscow.

Waxaan ognahay in saddex qof ay ku dhinteen Moscow qarax bam ah oo ka dhacay agagaarka saldhig booliis. Maalmo yar ka hor, Lieutenant General Fanil Sarvarov ayaa lagu dilay isla goobtaas.



Ma garanayno sababta weerarkan gaarka ah,

Waxaan ognahay in qaraxu uu maanta ka dhacay Yeletskaya Street ee koonfurta Moscow.

Sida laga soo xigtay Guddiga Baadhista, laba askari oo booliis ah ayaa u soo dhowaaday nin laga shakiyay oo taagnaa meel u dhow saldhig booliis ka.

Isla waqtigaas, waxaa la sheegay inuu qarxiyay qalab qarxa. Natiijadii wexey noqotay, laba sarkaal oo booliis taraafik ah iyo qof ag taagnaa gaariga booliska ay ku dhintaan.

Labadan sarkaal ee booliska taraafikada waxay kala ahaayeen da”da 24 sano jir iyo 25 sano jir, mid ka mid ah wuxuu lahaa xaas iyo ilmo sagaal jir ah.


Previous Post Next Post